Dowlad ka tirsan Yurub oo dayuurad gargaar sida ka soo dejisay Muqdisho (Sawirro)

Diyaarad weyn oo sida gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku ku saameeyeen qeybo ka mid ah dalka ayaa ka soo degtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Gargaarkan ayaa waxaa ku deeqay dowlada talyaaniga wuxuuna ka kooban yahay cuntooyin nafaqo leh, dawooyin, bustayaal teendhooyin iyo waxyaabo kale. Masuuliyiin ka tirsan dowlada Somalia oo ku … Continue reading Dowlad ka tirsan Yurub oo dayuurad gargaar sida ka soo dejisay Muqdisho (Sawirro)